Build Your
SomaliBase waa goobta aad ku baranayso xirfadaha AI, Coding iyo Content Creation.
What Will You Build Next?
Explore Top Categories
Dooro Xirfadaada
Prompt Engineering
Baro sida loo hoggaamiyo loolana hadlo AI-da casriga ah si aad u xalliso dhibaatooyinka adag una kordhiso wax soo saarkaaga maalinlaha ah.
Ai Agent Manager
Baro sida loo sameeyo wakiillo AI (Agents) oo si toos ah u qabta shaqooyinka soo noqnoqda, waqti badanna kuu badbaadinaya.
Content Creation
Baro farsamada video editing-ka si aad u samayso muuqaalo soo jiidasho leh gaari karana dad badan lacagna laga sameeyo.
Digital Marketing
Baro xayaysiinta baraha bulshada iyo farsamada SEO-ga si aad u kobciso ganacsigaaga una gaarto macaamiil cusub oo badan ama inaa sidii aad ugu shaqeysan laheyd adi.
Graphics Design (Ai)
Baro naqshadaynta casriga ah adigoo isticmaalaya qalabka AI si aad u abuurto sawirro iyo calaamado ganacsi oo heer sare ah.
Vibe Coding
Baro barnaamij-samaynta adigoo kaashanaya AI, si aad u dhisto websaydyo iyo apps casri ah adigoon qorin koodh adag.
Why Students Choose Us
Expert Instructors
Learn directly from industry professionals who have built real-world AI and software systems.
Recognized Certificates
Earn a verified certificate for every course you complete to boost your CV and LinkedIn profile.
Thriving Community
Join over 40,000+ students on TikTok and YouTube for daily tech tips and career inspiration.
